

Waxbarasho, Madadaalo iyo Farxadda Caruurta!
CARUURTU WAA HANTI QAALI AH
AYEEYO Somali Kids waa app carruurta loogu talagalay oo ka caawinaya inay si fudud oo madadaalo leh ugu bartaan Af-Soomaaliga, Xisaabta, Carabiga iyo aqoon guud, iyagoo sidoo kale daawanaya sheekooyin, kartoonno iyo barnaamijyo carruureed Aamin ah. 📚🎮🎬
ASTAAMAHA AYEEYO SOMALI KIDS
HALKA AY AQOONTA IYO MADADAALADU KU KULMAAN!

Gurigi oo noqday meel xiiso leh
Barnaamijyo waxbarasho iyo madadaalo leh oo guriga ka dhigaya meel carruurtu xiisayso, waxku barato kuna raaxaysato.

Deegaan aamin u ah maskaxda caruurta
AYEEYO waa meel carruurta ku habboon oo laga ilaaliyay muuqaallo iyo waxyaabo aan ku habboonayn da’dooda.

Tayadu waa ujeedadeena koobaad
Waxbarasho tayo leh iyo madadaalo xiiso leh oo carruurta ka caawinaysa inay wax bartaan kuna horumaraan Caqli ahaan.

Ciyaar si aad wax u barato😂
Ciyaaro iyo hawlo xiiso leh oo carruurta ka caawiya inay wax bartaan iyagoo ciyaaraya.



NAGU SAABSAN:
CARUURTU WEY CIYAARAYAAN SI AY WAX U BARTAAN!
Maadaama aan caruurta laga celin karin qalabka casriga ah sida taleefannada iyo kuwa kaleba, waxaan kula kulmeynaa Aaladaha dhexdooda!
- Dhisidda maskaxda caruurta
- Madadaalo faaido leh
- muuqaalo iyo casharro tayo leh
- waafaqsan Anshaxa & dhaqanka suuban
Waxaan nahay:
Waalid kasta farxaddiisa

Da’da Caruurta uu ku habboon yahay
Waxbarasho iyo madadaalo ku habboon carruurta 2 sano iyo wixii ka weyn.

ilaalinta maskaxda iyo anshaxa caruurta
Muuqaallo iyo barnaamijyo carruurta ku habboon oo ilaalinaya maskaxdooda.

Ka xiiso badan iskuulka iyo goobaha waxbarashada
Waxbarasho loo diyaariyey si ka xiiso iyo madadaalo badan iskuulka.
